Facebook Ads for Beginners: From Page Setup to Your First Ad
Facebook Ads Basic waa course loogu talagalay dadka bilowga ah ee doonaya inay bartaan sida Facebook Page loo abuuro, loo diyaariyo, loona isticmaalo ...
Elite Certification
Earn a verified industry certificate recognized by top technology companies worldwide.
Lifetime Access
Update forever
Multi-Device
Sync progress
What you'll learn
Curriculum
0 ModulesExpert Instruction
Abdullahi Caafi
Full-Stack Developer & Educator
Senior developer with 8+ years of experience teaching thousands of students worldwide.
Facebook Ads for Beginners: From Page Setup to Your First Ad
Facebook Ads Basic waa course loogu talagalay dadka bilowga ah ee doonaya inay bartaan sida Facebook Page loo abuuro, loo diyaariyo, loona isticmaalo si ganacsi ama adeeg loogu xay...
What you'll learn
Waa maxay Facebook Ads?
Farqiga u dhexeeya Facebook Profile iyo Facebook Page
Sida Facebook Page loo abuuro
Sida Facebook Page loo setup-gareeyo
Sida Facebook Page loogu soo dhigo posts, photos iyo videos
Sida Mastercard loogu xiro Facebook Ads
Boost Post vs Boost Ads vs Ads Manager
Sida loo doorto audience, budget iyo duration
Sida loo abuuro Facebook Ad-kaaga ugu horreeya
Sida loo review-gareeyo loona publish-gareeyo Ad-ka
Course content
Description
Course-kan wuxuu ku siinayaa faham aasaasi ah oo Facebook Ads ah, laga bilaabo fahamka Facebook Ads iyo farqiga u dhexeeya Facebook Profile iyo Facebook Page, ilaa aad ka abuurayso oo aad publish-gareyneyso Facebook Ad-kaaga ugu horreeya.
Waxaad si step-by-step ah u baran doontaa sida loo abuuro Facebook Page, sida loo setup-gareeyo, sida content loogu soo dhigo, sida payment method loogu xiro, iyo farqiga u dhexeeya Boost Post iyo Meta Ads Manager.
Instructor
Abdullahi Caafi
Full-Stack Developer & Educator
Senior developer with 8+ years of experience teaching thousands of students worldwide.